The Aboriginal flag: History, meaning and recognition - Australia Explained: Calanka Aboriginal-ka - Astaan u Taagan Aqoonsiga iyo Lahaanshaha Dhulka
24 May 2026

The Aboriginal flag: History, meaning and recognition - Australia Explained: Calanka Aboriginal-ka - Astaan u Taagan Aqoonsiga iyo Lahaanshaha Dhulka

SBS Somali - SBS Afsomali

About
At school, work, council offices or sporting events, you might see a red, black and yellow flag flying beside the Australian national flag. This is the Aboriginal flag, representing the Aboriginal people of Australia and their connection to land, community and stories. - Calanka midabada casaan, madow, iyo huruudda leh ee inta badan laga garab taago calanka qaranka Australia ee goobaha bulshadu, waa calanka dadka asalka ah ee dadka Aboriginal-ka. Wuxuu u taagan yahay astaan muujinaysa xiriirka qotada dheer ee ay dadkaasi la leeyihiin dhulka, bulshada, iyo taariikhdooda hodanka ah.