Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 22 May 2026
22 May 2026

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 22 May 2026

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Golaha wasiirrada dowlad-goboleedka Puntland oo saaray war-murtiyeed ay ku sheeegeen in aanay aqoonsanayn dowladda uu hoggaamiyo Xassan sheekh Maamuud. Maamulka Gobolka Banaadir-na wuxuu tabo-bar gurmadka degdegga ah u furay 150 shaqaale ah. Ka dhegeyso halkan👇🏾