SBS News Somali: Warka Khamiis 21 May 2026
21 May 2026

SBS News Somali: Warka Khamiis 21 May 2026

SBS Somali - SBS Afsomali

About
Wasiirka Arrimaha debedded Australia ayaa "Wax naxdin leh oo aan la aqbali karin" ku tilmaantay muuqaal la baahiyiey oo muujinaya Wasiirka Amniga ee Israel oo si aan wacnayn ula dhaqamaya u-dhaqdhaqaaqayaal ay ka qabteen bad-weyn.