zeno
Create a Station
Explore
Religious
Music
News
Podcasts
Bible
By Genre
By Location
By Language
Download App
Toggle Sidebar
zeno
SBS
SBS Somali - SBS Afsomali
Daily News
Society & Culture
Somali
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Website
Episodes
300
17 March 2026
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Talaado 17 March 2026
Iman Nayef, ayaa laba sannadood oo aanay arkin qoyskeeda tagtay magaalada Tyre ee koonfurta Lubnaan hal maalin uun ka hor intii aanu dagaalku qarxin. Iyada iyo saddexdeeda carruur ah ayay sheegtay in nooligoodu gaarey $19,000, taasoo aad u adkaysay noo noqoshadooda.
4 min
16 March 2026
Islaam-neceybku kusii kordhay Australia iyo dowladda oo loo soo jeediyey inay wax ka qabato
Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Australia ayaa xilligan loo dabbaaldegey Maalinta Caalamiga ah ee la dagaallanka Islaam-neceybka, ku baaqaya tallaabo degdeg ah oo wax looga qabanayo tacaddiyada, takooridda, iyo necaybka ka dhanka ah dadka Muslimiinta ah.
10 min
16 March 2026
Ciidanka Qaranka South Africa oo jidadka Johannesburg lagu daadiyey ammanka sii xumaaday awgii.
South Africa ayaa ka mid meelaha ay ka dhacaan dembiyada ugu badan ee adduunku. Ciidammada Difaaca Qaranka ayaa hadda loo diray shan ka mid ah sagaalkeeda gobol, si wax looga qabto dhibaatooyinka sii kordhaya.
10 min
16 March 2026
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Isniin 16 March 2026
Dowladda Victoria ayaa soo rogeysa xeerar lagu xidhi karo dukaamadada iibiyo tubaakada sharci-drrada ah. Iran-na waxay waddamada caalamka uga digtey inay kusoo biiraan dagaalka ay ku kula jiraan Maraykanka iyo Iran iyadoo isla markaana canaan u dirtay dalalka Carabta.
5 min
16 March 2026
Think before you pack: Australia’s customs and biosecurity rules explained - Maxaad kuugu jira boorsada? Qeexidda Xeerarka ilaalada Xuduudaha Australia (Customs)
Customs is generally the first point of contact for people entering Australia. Our Border Force Officers are there waiting. They ensure that we don’t bring in prohibited goods that could threaten Australia’s unique environment, economy and communities. Before you zip up your suitcase, here’s what you need to know about what can—and can’t—cross the border, and what’s at stake if biosecurity rules...
11 min
15 March 2026
SBS Somali Program Friday Full: Barnaamijkii Jimce 13 March 2026
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha oo dhammays tiran. Warar iyo warbixinno nacfi leh ayaa kuugu diyaar ah
55 min
13 March 2026
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 13 March 2026
Warka Soomaaliya maanta wuxuu ku saabsan yahay bajaajleyda muqdisho oo ka cawdey inay booliisku si khalad ah ula dhamqmeen iyo xukuumadda oo u jawaabtey kunta tilmaantay arrin siyaasadaysan.
9 min
12 March 2026
Dhalleecaynta sharciga cusub ee Australia ku joojinayso soo-galootiga dalal gaar ah
Dowladda Federaalka ee Australia ayaa sharci cusub oo xannibaad ku-meel-gaar ah, ku soo rogaysa dadka ka imaanaya dalalka qaarkood oo raba, inay dalka ku soo galaan fiisooyin gaar ah.
10 min
12 March 2026
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 12 March 2026
Dadka raba inay guri ka iibsadaan gobolka Victoria ayaa heli doona macluumaadka bed-qabka dhismaha iyo cayayaanka (building and pest reports) oo lacag-la’aan ah, sida uu dhigayo qorshe cusub oo ay soo bandhigtay Premierradda Victoria, Jacinta Allan.
5 min
12 March 2026
Cabsida Shidaalka: Qiimaha Petrol-ka iyo Trump oo tibaaxay dhammaadka dagaalka
Qiimaha saliidda ceeriin ee adduunka ayaa kor u kacay, xilli dagaalka Mareykanka iyo Isra’iil ay ku qaadeen Iiran uu ceejiyey, marinnadii ugu muhiimsanaa ee saadka shidaalka iyo gaaska. Dagaalka oo hadda galay toddobaadkiisii labaad, ayaa waxaa muuqata in Isra’iil, Mareykanka iyo Iiraan ay saddexdooduba weerareen xarumaha shidaalka iyo gaaska ee gobolka.
9 min