Skip to content
zeno
Create a Station
Explore
Podcasts
Audiobooks
Bible
By Genre
By Location
By Language
Religious
Music
News
Download App
Opens in a new window
Toggle Sidebar
zeno
Sveriges Radio
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
News
Somali
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Website
Episodes
Episodes
300
14 October 2026
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Cabbir cusub: Taageerada Moderaterna oo gaartay heerkii ugu sarreeyay shan sano Nin xaaskiisa ka ganacsan jiray oo xukunkiisii la adkeeyayIswiidhen oo ciidamo dheeraad ah u diraysa difaaca NATO Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min
13 October 2026
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Maxamed Cali ayaa codsaday fasaxSOS Alarm oo ka digaysa fariimo been abuur ah oo ku saabsan dhimashoDad badan oo AI ka codsaday caawimaad doorashada Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min
12 October 2026
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Kulan cusub ee codsiga fasaxa Maxamed CaliSMHI oo ka digaysa baraf culusBaaritaankii dhakhtarka wadnaha carruurta oo la joojiyay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min
09 October 2026
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Magdalena Andersson oo lumisay kalsoonida, Arday rag ah oo loo hayo tuhuno kala duwan oo uu ku jiro xadgudub galmo iyo Kobaca dhaqaalaha oo si lama sare ugu kacay bishii Agoosto. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min
08 October 2026
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Darawalkii shilkii baska Småland oo la sii daayay. Hoos u dhac dambiyada loo geysto ama geystaan ardayda fasalka sagaalaad iyo lacago qalad ku bixi lahaa oo la baajiyay Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min
07 October 2026
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Heweeney 50 jir oo ku dhimatay Malmö ka dib tuhun weerar mindi ah. Maxkamad boolis Swedish oo lagu dilay Danmark oo furantay iyo haweeney lagu soo oogay dayacaad ilmo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min
06 October 2026
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Sweden oo u direysa shaqaale iyo difaaca cirka Patriot dalka Poland. Maxkamadaha oo sii akiday xukun xabsi daa'in oo ku dhacay xubin ka tirsan gaangiska iyo nin isna lagu xukunay basaasnimo. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min
05 October 2026
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Haweeney dacwad loogu soo oogay tacadi ay u geeysatay carruurteeda. Dacwad ooge codsaday in wiil 16 jir ah ku lug leh weerarkii Fagersta, in lagu sameeyo baaritaan maskaxda ah. Magaalada Oxelösund oo axaddii koronto la’aan ahayd. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
1 min
02 October 2026
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Magdalena Andersson oo mar kale ka soo fekereysaa soo dhisid dowlad. Maxkamada racfaanka oo sii deysay qof ku hore loogu xukumay xabsi daa'in iyo tiro shirkado cusub oo la aasaasay sannadkan oo tira badan Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min
01 October 2026
Wararka maanta ee Raddiyaha Iswiidhen
Waxaa markii afaraad dib loo dhigay dhageysiga dacwad weriye Swedish oo ka dhici lahaa dalka Turkiga. kuleylka xagaaga oo weli ka jira koonfurta Sweden iyo Maxkamada racfaanka oo xaqiijisay xukun hore ugu dhacay hooyo Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
2 min