#67: Xiriirka waalidka iyo dhalinyarada - war salaadu halkeey iska qaban la'dahay
17 August 2025

#67: Xiriirka waalidka iyo dhalinyarada - war salaadu halkeey iska qaban la'dahay

Ladnaan Podcast

About

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!

Xalqadii hore waxaan ka hadalnay xiriirka lamaanaha, xalqadaana waxaan ka hadleynaa xiriirka waalidka iyo dhalinyarada. 

Maxeey dhalinyaradu tabanayaan, waalidkuse muxuu tabanayaa? Maxaase xal ah?

Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
 
 Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar 
  Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com
 waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
 
 Youtube: Shirweynihii Caafimaadka maanka ee dhalinyarada oo aan ku qabanay magaalda Borama: https://youtu.be/hHOL4Yk5EBU?si=fsLGYjCYtctrK2fg