Ep:11; Parentification| Waalid ka Dhigid
07 November 2025

Ep:11; Parentification| Waalid ka Dhigid

Kabasho

About

Waligaa ma dareentay in aad waalid tahay adiga oo aan waalidba noqon, yaraantaadiise ma dareentay in aadan noolaan caruurnimo kugu filan?

Xilqaddan adiga ayaa iska leh.ย 

Dhagaysi wanaagsan

Ka falceli xilqaddan ๐Ÿ˜Š