Idaacadda Subaxnimo - Febraayo 01, 2026
01 February 2026

Idaacadda Subaxnimo - Febraayo 01, 2026

Idaacadda Subaxnimo - VOA

About
Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.